Deniga Puntland Oo Galabta Cafis Fidiyey

Madaxweynaha Puntland Saciid Abdullahi Dani ayaa maanta cafis u fidiyey dad ku xirnaa xabsiga magaalada Boosaaso.

Maxaabiista la cafiyey, oo tiradoodu gaareyso gaareyso 39, ayaa waxaa ka mid ah odayaaal iyo siyaasiyiin uu ku jiro Muuse Cali Jaamac.

Halkan Riix

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS