Ethiopia iyo Masar oo kuwada Hadlaya dalka Maraykanka

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Maaliyadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in Wasiirada Arrimaha Dibadda ee saddexda waddan ee Masar, Ethiopia, iyo Sudan, kuwaas oo ay weheliyaan Wasiirka Maaliyadda Maraykanka iyo Madaxa Bangiga Adduunka ay kulan ku yeesheen magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in kulanka oo soo bilowday 13-kii bishan uu Arbacadii shalay soo gababoobay.

Riix Halkan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS