Somaliland oo ka jawaabtay eedaymo loo soo jeediyey

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay warbixin ay soo saartay hay’adda Human Rights Watch oo ku eedeysay xadgudubyo dhanka xuquuqda aadanaha ah.

Somaliland ayaa tilmaantay in eedeynta ay usoo jeedisay Hay’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ay tahay mid dhinac kaliya laga qaatay oo aan dheeli tirnayn.

Riix Halkan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS