Arimaha Bulshada

Xisbiga Waddani Ee Cirro oo hakiyey dibad-baxii ay ku baaqeen

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta hakiyey isu soo baxii ay shalay ugu baaqeen taageerayashooda ka dib markii ay xalay xubno ergo ah oo

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshada

AFafka Shaqada ee dalka Ethiopia oo la shaaciyey

Raisal wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy axmed ayaa ku dhawaaqay in afsoomaaligu ka mid noqon doono afafka shaqada ee dalka Ethiopia.. Hoos ka Daawo

Arimaha Bulshada Archives

Deg deg: Ethiopia oo Hubkii ugu halista badnaa soo gadanaysa
- Nov 19, 2019
Raisul Wasaaraha Itoobiya oo Faransiiska Ka Codsaday Hub Balaayiin Doolar Gaadhaya. Hoos ka akhri warqad sir ah oo PM Abiy Ahmed uu udiray madaxwaynaha faransiiska Emanuel Macron. Xogtan ayaa lagu baahiyay Mareegta ...
Puntland oo Somaliland ku eedeysay inay ciidamo katirsan Shabaab
- Nov 17, 2019
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland ee gobolka Sanaag, sareeyo guuto, Cabdulaahi Cumar Canshuur ayaa warbaahinta maxaliga ah u sheegay in ciidamo katirsan Alshabaab oo maanta lagu arkay tuulada Gacan- Maroodi oo ...
Daawo:Xildhibaan Zakariye oo hadal adag u jeediyay Madaxda iyo Shacabka ONLF.
- Nov 17, 2019
Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo ka mid ah Golaha Baarlamaan Dalka Soomaaliya ayaa waxa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Shir waynihii Jabhada ONLF ee ka Dhacay Magaalada Godey ...
Daawo:Cabdiraxmaan Cirro oo Taageerayaashiisa xisbiga Wadani ugu baaqay in ay Banaan baxayaan.
- Nov 17, 2019
Daawo:Cabdiraxmaan Cirro oo Taageerayaashiisa xisbiga Wadani ugu baaqay in ay Banaan baxayaan.
Daawo:Xildhibaan Amiin oo khud bad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Shirkii ONLF.
- Nov 17, 2019

Ururka ONLF Oo Bid ugu noqday 25 sano kadib Doorashada Ethiopia
- Nov 15, 2019
Qoraal kooban oo uu bartiisa facebook soo dhigay hoggaanka diblamaasida ahana madaxa xafiiska ONLF ee Adis ababa mudane xasan macalin ayaa uqornaa sidan Waxay mahad oo dhani u sugantahay ilahaygii noo ...
Jubbaland oo dacwad u gudbiyey Qaramada Midoobay
- Nov 15, 2019
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Qaramada Midoobey waxaa ay u gudbiyeen qoraal Ashtako ah oo ka dhan ah faragelin ay sheegeen in Ciidamo katirsan kuwa Itoobiya oo aan kamid aheyn AMISOM ...
Xurgufta Axmaarada Iyo Oromada oo Cirka Isku Shareertay
- Nov 14, 2019
Raisul wasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay asxaabta siyaasadeed ee deegaanada axmaarada iyo oromada, kadib xaalad cakiran ee laba qoomiyadood udhaxaysa oo meel halis ah gaadhay. Dilal ...

Next Page »

ADS