Maqal iyo Muuqaal

Xisbiga Waddani Ee Cirro oo hakiyey dibad-baxii ay ku baaqeen

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta hakiyey isu soo baxii ay shalay ugu baaqeen taageerayashooda ka dib markii ay xalay xubno ergo ah oo

Continue Reading »

Qeybta Maqal iyo Muuqaal

AFafka Shaqada ee dalka Ethiopia oo la shaaciyey

Raisal wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy axmed ayaa ku dhawaaqay in afsoomaaligu ka mid noqon doono afafka shaqada ee dalka Ethiopia.. Hoos ka Daawo

Maqal iyo Muuqaal Archives

Toos udaawo Doorashada Afhayeenka Baarlamaanka Puntland
- Nov 14, 2019
Xildibaanada baarlamaanka Puntland ayaa maanta gudoomiyaha baarlamanka ee 4-ta sanno ee soo socota u doortay Abwaan Cabdirashiid Yusuf Jibriil. Guddoomiyaha cusub ee la doortay ayaa horey uga tirsanaa maamulkii madaxweynihii hore ...
Toos udaawo Xaflada Caleemasaarka Gudoomiyaha Cusub Ee ONLF
- Nov 12, 2019
Magaalada Godey ee xarunta gobolka Shabeele waxaa kasocda xaflad aad loosoo agaasimay taasi oo lagu soo gaba gabaynayey shirwaynihii ururka ONFL ee mudada 11ka cisho ah uga socda magalaadaasi...
Ururka ONLF oo ka hadlay Faragalin lasheegay in Mustafe Cagjar ku hayo Doorashada ONLF
- Nov 9, 2019
Af-hayeen u hadlay ururka ONLF ayaa waxa uu ka hadlay faragalin lasheegay in masuuliyiinta ugu saraysa dowlad deegaanka soomaalidu ay faragalin ku hayaan doorashada ururka ONLF uga socota magaalada Godey ...
Shirwaynihii ONLF oo maanta si ramsi ah uga furmay magaalada Godey + Video
- Nov 7, 2019
Waxaa hoolka Shirarka ee Kuliyada Beerada ee Dagmada Godey si rasmi ah uga furmay shirwaynihii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo indhawaalaba laga dhursugayay. Kumanaan isugu jira xubnaha JWXO, Taageerayaasha halganka ...
DEG DEG:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo xilkii laga qaaday + Vedio
- Nov 7, 2019
Waxaa Maanta kulan aan caadi aheyn Xaruntooda Magaalada Garoowe ku yeeshay Xubnaha Golaha Wakiilada puntland oo uu horyaallay mooshin ka dhan ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland. Xildhibaannada ayaa dood dheer ka yeeshay ...
Wax Badan ka Ogow Ajandaha Shirwaynaha ONLF ee Godey + Video
- Nov 3, 2019
Shirkan golaha dhexe oo hordhac u ah shirweynaha ururka oo lagu wado inuu magaalada Godey ka furmo 6da November ayaa lagu diyaarinayaa qorshaha shirweynaha sida uu SRTV usheegay xog-hayaha golaha ...
Beesha Sacad oo ka hortimid qoondadii lasiiyey Ahlusuna 35 Xildhibaan
- Nov 2, 2019
(Ogaden24.net) waxaa soo baxaya diidmada iyo kabiya diidka qoondada ay xukuumada Farmaajo siisay urur diimeedka ahlusunna waljameeca kaasi oo ah 35 xildhibaan oo ka helaan baarlamaanka cusub ee galmudug..
Wafdi kasocda Midowga Yurub oo booqday xerada barakacayaasha Qolloji
- Oct 31, 2019
Waftigii ka socday golaha baarlamaanka midawga reer yurub oo booqday xerada barakacayaasha Qolaji ayaa sheegay in xukuumada DDS ay kala shaqaynayaan sidii dib udajin rasmi ah loogusamaynlahaa bulshada barakacayaasha ah ...

Next Page »

ADS