Wararka Maanta

Waa Maxay Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Kala Saxiixdeen.

(Ogaden24.net) Waxaa maanta magaalada Addis Ababa heshiis iskaashi ku kala saxiixday Somaliland Iyo Itoobiya. Heshiiskan oo ah mid iskaashi oo dhanka saxaafada iyo isgaadhsiinta ah

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Natiijada Imtixaanka Fasalada 10aad ee Ethiopia oo lashaaciyey

(Ogaden24.net) Jimco, September, 20, 2019 (HOL)-Waaxda Imtixaanaadka ee dalka Itoobiya ayaa maanta shaacisay dhibcaha ay ku gudbayaan Ardaydii dhawaan gashay Imtixaankii fasalka 10aad. Haddaba waaxda

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka socda Gobolka Bakool
- Sep 20, 2019
(Ogaden24.net) Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka wadaan deegaano & degmooyin ka tirsanĀ  Gobolka Bakool, halkaas oo ay ku dagaalameen Al-Shabaab iyo Dad Xoolaley ah Horjoogayaasha ...
Maamulka Adis Ababa oo qaaday talaabo ay ku Farxeen Shacabka Ethiopia
- Sep 19, 2019
(Ogaden24.net) Qiimaha maciishada ayaa cirka isku shareeray guudahaanba dalka itoobiya gaarahaan magaalooyinka, waxaana si,xadka kabaxsan uqaaliyoobay qiimaha Khudaarta Sida Basasha,Xabuubta, baradhada iyo Caleemaha Cagaaran. Waxaayna 1kg ee Basasha ahi kagaadhay ...
Madaxweyne kuxigeenka DDS Oo ku sugan Magalada Qabridahar
- Sep 19, 2019
(Ogaden24.net) Waftiga uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenka DDS mudane Aadan Faarax Ibraahin ayaa la kulmay hogaaminta iyo xubnaha unug aas aasiyada xaafadaha maamulka magaalada qabridahar. Ujeedada kulankan ayaa ah sidii loogu ...
Mareykanka iyo dalalka Carabta oo u tashanaya Iran
- Sep 19, 2019
(Ogaden24.net) Mareykanka ayaa Sacuudi Carabiya iyo dalalka Khaliijka kala tashanaya jawaabtii laga bixin lahaa weerarkii lagu qaaday xarumaha saliida Sacuudiga, kaasi oo ay ku eedeeyeen Iran. Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike ...
Raisul Wasaaraha ilItoobiya ” EPRDF Sida ay Hada Tahay Kumasii socondoonto!
- Sep 19, 2019
(Ogaden24.net) Waraysi uu ShegerFM siiyay ayuu kaga hadlay arimo dhinacyo badan. Mar wax laga waydiiyay xaalada EPRDF iyo sida ay doorashada uwajahayso ayuu yidhi, Dabcan waxaa noo socda wada hadalo ...
Xoghayaha Guud ee ONLF ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay ku simaha Safiirka Dawlada Ireland ee Itoobiya.
- Sep 19, 2019
(Ogaden24.net) Mudane Patrick McManus ku simaha Safiirka Ireland ee Itoobiya, oo ay wahelinayeen xubno ka socday Haayada CR ayuu Xafiiskiisa si diiran ugu soo dhaweeyay Xoghaya Guud ee ONLF, Dr. ...
Maxaa kasoo baxay kulankii Uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jubbaland
- Sep 19, 2019
(Ogaden24.net) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah 19 September 2019 shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada. Kullanka ayaa ugu horayn lagaga hadlay arrimo kala duwan ...
Injineer Turkish ah oo lagu Qarxiyey magaalada Muqdisho
- Sep 18, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax lala eegtay injineer ka tirsanaa shaqaalaha dhismaha wadada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye kuwaasoo ku sugnaa deegaanka Garasbaaley. Wararku waxaa ay sheegaya ...

Next Page »

ADS