Jawar Mohamed iyo Bekelle Gerba oo codsaday in ay kulmaan Maxkamadayntooda ka hor.

Waxaa maanta maxkamad la keenay Jawhar Mohamed,Bekelle Gerba iyo kooxdii kalee la xidhnay. Jawhar Mohamed iyo Bekelle waxay codsanayeen innay kulmaan oo ay is arkaan,maxkamaduna waana loo fududeeyay.
Siddoo kale Shamsadin Taha iyo Hamsa Adana ayaa cabasho ka muujiyay innay hawada(Banaanka) soddon daqiiqo kaliya arkaan. Waxayna maxkamadu go’aamisay in cad-ceeda iyo hawada soddon daqiiqo ka baddan maxaabistu helaan.
Siddoo kale markhaatiyo 15- ka baddan oo la xidhiidha kiiskii Getajaw Assefa ayaa la dhagaystay.(Getjaw wali lama hayo,waana kii Tigreega ahaa).

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS