Komishinka Doorashooyinka Ethiopia oo ka hadlay xiisada Soomaalida iyo Canfarta.

Madaxa komishinka doorashoyinka dalka, Birtukan Medeksa oo malintii shalay wax laga waydiiyay sida loo xalin karo xiisada Canfarta iyo Soomalida ka dhex aloosan ayaa ku jawabtay siddan:-

“Canfarta iyo Soomalida dhibaatada ka dhaxaysa waa mid soo jiitantay oo la xidhiidha dhulka iyo muranka xuduudaha.Dhibatada xili ay heshiis ka gaadheen oo waan xalinay ay dhaheen labbada deegan ayaa jirtay, hadda dooda dhanka Soomalida ka imanaysa waa mid siyasadaysan oo salka ku haysa xuduudka iyo muranka dhulka ah.”

Birtukan oo haddalka sii wadata kana hadlaysa tallabada ay qaadan karaan ayaa tidhi:-

“Maadama ay arrimahan saameyn ku yeelan karaan amniga doorashada, waxaan qaadayna tallabo noo gaar ah.”

Birtukan ayaa arrimo baddan oo la xidhiidha Onag, madax banaanida komishinka iyo doorashada wax laga waydiiyay.

 

W-Q:- Macalinka Soomaliyeed(Ms)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS