Madaxtooyada Soomaaliya oo faahfaahisay Shirka ka furmay Muqdisho.

Waxaa magaalada muqdisho maanta si rasmi ah uga furmay shirka u dhexeeya Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo maamul goboleedyada,waxaana shir gudoomiyana Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Maxamed cabdulaahi Farmaajo.

Madaxda Maamul Goboleeydada ka qayb galaya shirkaan  oo kala ah Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare,

Koonfur-Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed,

Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani,

Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,

Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed.

 

HALKAAN KADAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS