Nairobi Wiil Soomaali ah oo iska sootuuray Dabaq.

Wiil dhalinyaro ah oo soomaaliyeed ayaa iska soo tuuray dabaq 6 biyaano ah oo ku yaal  Nairobi gaar ahaan xaafada Soomaalidu degto ee Islii.

Alle ha u naxariistee Marxuumka ayaa waxa uu fuulay halka ugu saraysa dabaqa kadibna iska soo tuuray,dad ehelkiisa ah ayaa waxa ay noo sheegeen in u qabay xanuun dhanka madaxa ah .

Maydka marxuumka ayaa waxaa la wareegay booliska.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS