ONLF: “XISBIGA PP MIISKA TALADA MA FADHIYAAN, EE WIILAL AXMARO AH BAA U FADHIYA”

ONLF: “XISBIGA PP MIISKA TALADA MA FADHIYAAN, EE WIILAL AXMARO AH BAA U FADHIYA”

Dood ay qabatay warbaahinta OBN ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno matalayay xisbiyada Deeganka ku loolamaya.

Nuut Faatuule oo xisbiga ONLF matalayay ayaa yidhi:-

“Cidii taa-taabata qodobka 39 ee dastuurka dalka cawaaqib xumada ay kala kulmaan iyagaa ka masuul noqon. ”

Nuur oo haddalka sii wata ayaa yidhi:-

“ONLF marnaba kama tanaasulin haddafkeedii ahaa xoriyadda.Xisbiga PP miiska lagu gooynayo masiirka umadda ma fadhiyaan ee wiilal Axmaaro ah baa u fadhiya oo wax ka gooya tallada”

Dooddan oo dhamaystiran maalinta Isniinta ayay ka bixi doontaa OBN-Laanteeda Soomaliga.

W-Q:- Macalinka Soomaliyeed(Ms)
VOSS TV

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS