Qisada dhabta ah ee ka dambaysay Gabdhii Dabaqa Baydhabo kuyaal iska sootuurtay .

Tani waa qisada Nimca oo ka mid ah dhalinyara ku nool Magaalada Baydhabo ee caasimada maamul gobooleedka Koonfur Galbeed.

Waxay dabaq dheer iskaga soo tuurtay nafteediina ugi gaysatay dhaawac hails ah wiilka sawirkan ka muuqda jacayl ay u qaaday
Arinta ladhka iyo qalbi holaca ku beeray ayaa salka ku haya masayr ay ka qaaday wiilka dhinaciisa oo la sheegay in uu xidhiidh la sameeyay gabadh kale.

Intaanay fooqa iska soo tuurin maalmo  cuntada ka soontay sida ay xaqiijiyeen Eheladeedu.

Hospital ka wayn ee Baydhabo ayaa lagu dabiibayaa nimca iyo nin kale oo oday oo ay ku kordhacday wakhtigii ay dabaqa iska soo tuuraysay.

Ninka odayga ah ayaa la sheegay in uu marayay dabaqa hoostiisa,Anya ku kor dhacday gabadhaan oo iska sootuurtay xaga sare ee dabaqa.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS