Rag hubaysan oo 20 qof weerar ku dilay.

 

Kooxo hubaysan ayaa waxaa la sheegayaa i  ay 20 qof ku dileen deegaankaKitaya, oo ku teedsan webiga Rovuma river ee kala qeybiya Tanzania iyo Mozambique.

Warbaahinta Dalka Tanzania ayaa waxa ay baahisay in weerarkaasi ay ka dambeeyeen Kooxaha Daachis,balse dad kale oo goob joogayaal ah aya aweerarnkaan ku eedeeyay Kooxaha ku loolamaya doorasha dhawaan la filayo in ay ka dhacdo dalkaasi.

Dhaawac ayaa jira,sidookale guryo iyo Gawaadhi ayaa la gubay,waxaana ay wararku intaas ku darayaan in dhismayaasha la gubay oo qaarkood lahaa mid ka mid ah Siyaasiyiinta u tartamaya kursiga madaxtinimada dalkaasi Tanzania.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS