Ra”iisal wasaaraha Soomaaliya o dhagax dhigay xarunta masiibooyinka deg dega ah.

Ra”iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu maanta muqdisho ka dhagax dhigay xarun loogu talagalay in ay wax ka qabato masiibooyinka deg dega ah .

Waxyaabaha ay xaruntaani qaban doonto ayaa waxaa ka mid ah gargaarida dadka ay la soo darsaan Qaraxyada,Fatahaadaha iyo duufaanada.

 

HALKAAN KADAAWO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS