Ra’iisal wasaare ku xigeenka Ethiopia “Shacabka waa in la hubbeeyo si ay isku difaacaan”.

Raysal wasaare kuxigenka dalka Itoobiya, Demeke Mokonen oo xalka ugu haboon bulshada Benishangul ku dhaqan la hadlayay ayaa yidhi:-
“Shacabka waa in la hubbeeyo si ay isku difaacaan”.
Deegankan ayaa dhawaan lagu laayay Axmaaro ku nool gobolo ka tirsan Benishangul Gumuz.
Haddalka Raysal wasaare ku xigenka ayaa aad loo dhaliilay,waxaana lagu tilmaamah mid colaad hurinaya. Axmaarada uu haddalka ku kasbanayay xitaa way dhaliilayaan.
W-q:Macalinka Soomaliyeed(Ms)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS