Saciid Deni oo hadal lala yaabo jeediyay iyo sababta ku kaliftay.
Siciid Abdullahi Deni, Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa sidan yidhi.
“Madaxweyne Farmaaja isoo wacay 8-dii Febraayo, wuxuu igu yidhi, waa la gaadhay 8-dii February ee maxaa dhacay, waxaan ku idhi armay ragii mucaaradka hurdaanoo mar intey kacaan gidaarada kasoo daataan”
“19-kii February, habeekii Musharaxiinta mucaaradka la weeraray ayuu hadana markale Madaxweyne Farmaajo isoo wacay, wuxuu igu yidhi, nimankii hawiye cid gidaarada kasoo daadatey ma aragtey, maya ma aragaa dhahay”
Sideed u aragtaa hadalka Madaxweyne Deni.?
W/Q Shardiid Macalin