Shiinaha iyo Ruushka oo Saldhig Rasmi ah ka samaysanaya Dusha Sare ee Dayaxa.

Ruushka iyo Shiinaha ayaa qorsheynaya inay Saldhigii ugu horeeyay ee joogto ah ka dhisaan dusha sare ee oogada Dayaxa.

Wakaaladda Hawada sare ee Ruushka ee Roscosmos ayaa ku dhawaaqday in Labada Wadan ee Ruushka iyo Shiinuhu ay diyaarinayaan Heshiis is afgarad.

Dayaxa Saldhig laga dhisanayaa, Soomalina 2021 ayay meeshaa foosha xun maraysaa? Allow quluubta Soomalida isku fur oo tus asaagood halkuu marayo.

W/Q Shardiid Macalin

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS