Daawo:Suldaan Seeraar oo markale ku guulaystay Fanaankii Sanadka 2020.

Fanaanka caan ka ah ee Suldaan seeraar guhaad ayaa waxa uu markale ku guulaystay in uu yahay fanaankii sanadka2020 horayna waxa uu usoo gudoomay bilada 2019.

Somali Museum oo ka dhisan dalka maraykanka ayaa cod bixin ay ku qabatay Baraha Bulshada waxaa loo codeeyay Fanaanka sanadka ama heesaaga sanadka in uu noqdo Suldaan seeraar.

 

HALKAAN KADAAWO

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS