Wafdi ka mid ah ONLF oo Gobolka Erar shir kuqabtay.

Wafdi ka mid ah Xisbiga  ONLF oo socdaal ku marayay Gobolada deegaanka ayaa waxa ay maanta kulan ku qabteen qaybo ka mid aj Gobolka Erar.

Waxaa Tuulada Xero-maygaag oo Dagmada Fiiq ee Xarunta Gobolka Erar katirsan shir balaadhan kuqabtay madax Katirsan Xisbiga ONLF oo howlo shaqo ujoogay Gobolka Erar.

Waftiga ayaa shacabka Tuulada uga xogwaramay Xaaladihii ugu dambeeyay iyo howlgalada ay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia kawado dhamaan Gobolada.

Sidoo kale waftiga ayaa shacabka kubooriyay in ay kashaqeeyaan Midnimada bulshada si loogaadho hadafka umada.

Shacabka ayaa dhankooda soodhaweeyay khudbadaha madaxda JWXO iyo fariinta ay sideen oo ah mid kuqotontay danaha dalka iyo dadka.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS