Wararkii ugu dambeeyay Gantaalkii Shiinaha ka baxsaday .

Dowlada Shiinaha auaa waxa at shaaca ka qaaday Arbacadii ina dhaaftay oo Gantaal ka baxay gacanta kantoroolka,kaasi oo khatar ku ah dunida.

Sida ay sheegeen wuxuu ku dul wareegayaa calaamka isagoo ku socda xawaare dhan 27,600 Km/h ilaa 27,800 km/h saacadiiba

Gantaalkaan ayaa waxa uu habeenimadii xalay ahayd laga arkayay wadamo ka mid ah Africa,Sida Masar iyo Sudan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS