Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo laga helay Xanuunka Covid-19.

Wasiirka warfaafinta somaliland Sulayman Yusuf Koore ayaa laga helay Viruska Corrona Sida uu ii xaqiijiyey wasiirku.
Wasirka ayaa xaaladiisa caafimaad fiican tahay isagoona isku karantiilay gurigiisa sida laga soo xigtay qoyskiisa .
Kiisas hor leh oo viruska corona ayaa laga helay gudaha magaalada Laascaanood walow aysan wasaarada caafimaadku shaacin.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS