Baarlamaanka Ethiopia oo TPLF iyo ONAG u aqoonsatay Argagixiso.

Barlamanka Ethiopia  ayaa waxa uu Ururada TPLF iyo ONAG u aqoonsaday in ay yihiin Argagixiso.

Cod buuxa ayuu ku ansixiyay  Baarlamaanka Ethiopia go’aankii lasoo jeediyay ee ahaa in argagixiso loo aqoonsado TPLF iyo ONAG SHANE.

Ethiopia ayaa waxa ay dagaal kula jirtaa Jabhada TPLF iyo ONAG ,kuwaasi oo ay doonayso in ay meesha ka saarto mabaadiida ana afkaarta ay qabaan.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS