Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in ay soo celisay Xidhiidh kii Kenya kala dhexeeyay.

Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dib loo soo celiyay Xidhiidhkii dublomaasiyadeed ee kala dhexeeyau Wadanka Kenya.

Dib usoo celinta xidhiidhka Kenya ayay Soomaaliya sheegtay in aanay wax saameyn ah ku yeelan doonin dacwada Badda  ka dhaxaysa labada wadan ee taala Maxakamada Cadaalada ee ICJ.

Soomaaliya ayaa xidhiidhka dublomaasiyadeed u jartey Kenya kadib markii ay ku eedeysay iney faragalin ku hayso arimaha gudaha dalkeeda.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS